![]() ![]() Markuu kuusoo kaco softwareka Riix meesha kore ee Registration Dhanka kore kadib waxaa kuusoo baxaysa sidan hoose gali macluumaadka sida ay yihiin ugu qor haddii kale kuu shaqayn maayo. Kadib soo Copy garayso fileka Crack ga Meeshaas Past ku dheh kadib xir soo fur Internet Download Manager. Kadib aad meeshaan : “C:\Program Files\Internet Download Manager” Ku dajintiisa software kaan aad bay u sahlan tahay ku duub wax yar sug 2 daqiiqo ugu yaraan asagaa soo kacaya software ku, ka saar meeshe hoose Task Bark Delate ka dheh ka eeg sawirka hoose : Waxaa waajib ah siduu software ka kuugu shaqeeyo in aad soo Download garaysid Software ka iyo Crack giisa fadlan hoos ka Downlaod garayso labaduba waa muhim. Waxa uu la shaqeeyaa software kaan Os : Windows ® 2000 / Xp / Vista / 7 ![]() ![]() Software kaan internet download manager ama marka la soo gaabiyo loo yaqaan IDM waxa loo adeegsadaa markaad soo Download garaynaysid Softwarada aadka u cul culus tusaale ahaan markaad rabtid in aad soo dajisid software culayskiisu yahay 2GB ama 5 GB ama 10GB ama 14 GB ama aad soo dajinaysid flim ama video 5 saac ama 2 saac ama 1 saac iyo bar ah oo hadad is dhahdid soo dagso ama soo Downlaod garayso ay waqti aad u dheer kugu qaadanayso lkn software kaan hadaad isticmaashid waxa aad ku soo Downlaod garaysan kartaa waxaad rabtid waqti aad u yar asagoo ku soconaya xawaare aad u sareeya. ![]() Waa maxay Internet Download Manager ( IDM ) ? Internet Download Manager 6.15 Build 3 final. ![]()
0 Comments
Leave a Reply. |